Wararka

Banaanbax ka dhan ah AMISOM oo Muqdisho lagu qabanayo

0 Visits: 330 | Saturday June 06, 2015 - 11:20:25
{radio shacab}Xirirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay dhigayaan Dibadbax ka dhan ah Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM,kaas oo u aadan in ay ka baxaan Garoonka Kubadda Cagta Ee Stadium Muqdisho. Guddoomiyaha Xiriirka K/cagta Soomaaliya C/qani Saciid Carab oo la hadlay BBC ayaa sheegay…

Read More »

DHageyso,Cashirka safiina saladaka iyo shiikh mursal shire maxamed

0 Visits: 358 | Saturday June 06, 2015 - 07:55:59
{radio shacab}Cashirkan waxad ka dhageysataan xarumaha kala duwan ee radio shacab,Xafiiska War qabadka radio shacab

Read More »

Dhageyso,Cashirka siirada iyo shiikh Abuukar xarunta

0 Visits: 319 | Saturday June 06, 2015 - 07:49:53
{radio shacab}Cashirkan waxad ka dhageysataan xarumaha kala duwan ee radio shacab,Xafiiska War qabadka radio shacab

Read More »

Dhageyso,Cashirka tafsiirka Quraanka Qeebtii 9aad iyo shiikh mursal shire

0 Visits: 368 | Saturday June 06, 2015 - 07:37:37
{radio shacab}Cashirkan waxad ka dhageysataan xarumaha kala duwan ee radio shacab,Xafiiska War qabadka radio shacab

Read More »

Dhageyso,Barnaamijka iftiinka is laamka iyo anteeno

0 Visits: 356 | Friday June 05, 2015 - 22:25:55
{radio shacab}barnaamijka ayan intiisab dadan waxanu ku soo qadanaa su aalo iyo jawabo diini ah waxad ka dhageysatan xarumaha kala duwan ee radio shacab uu ku leeyahay guud ahaan soomaaliya

Read More »

Waxgaradka Gobolada Jubooyinka oo ku baaqay in la Joojiyo dagaallada Ka Socda deegaanka Hosingow ..

0 Friday June 05, 2015 - 17:33:29
{Radio Shacab} Waxgaradka iyo cuqaasha ka soo jeedda Jubbooyinka ayaa baaq uu soo saaray ku sheegay in si Shuruud la'aan ah loo joojiyo dagaalka ay dadku ku dhinteen ee ka socda deegaanka Hoosingoow ee Gobolka Jubada hoose.

Read More »

Dhageyso,Barnaamijka Holaw DR iyo shiikh doon

0 Visits: 293 | Friday June 05, 2015 - 17:04:47
{Radio Shacab}barnaamijkan Halaw DR Waxaa marti inoogu ahaa Dr maxamed mire saciid Waxad ka dhageystaaan Xarumaha kaladuwan ee radio shacab Waxaa barnaamijka idin la socdsiinayo claahi maxamed shiikh doon,Xafiiska war qabadka radio shacab

Read More »

Diyaarad sida qalab isgaarsiin milleteri oo soo cagadhigatay gegida diyaaradaha Jomo Kenyatta..

0 Friday June 05, 2015 - 16:17:19
{Radio Shacab}Diyaarad millteri oo sida qalab isgaarsiin oo casri ah isla markaana loogu talo galay dhanka amaanka ayaa soo cago dhigatay gegida diyaaradaha ee caasimadda Nairobi.

Read More »

DHAGEYSO,Barnaamijka Gorafeenta radio shacab iyo shiikh doon

0 Visits: 291 | Friday June 05, 2015 - 16:01:14
{radio shacab}barnaamijkan ayaad ka dhageystaaan Xarumaha kaladuwan ee radio shacab Waxaa barnaamijka idin la socdsiinayo claahi maxamed shiikh doon,Xafiiska war qabadka radio shacab

Read More »

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Wefdi u dirtay Magaalada Jigjiga..

0 Friday June 05, 2015 - 15:22:57
{Radio Shacab} Koox wasiirro ah oo uu hogaaminayo wasiiru dowladaha madaxtooyadda dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Mahad Salaad ayaa waxa ay u safreen dhankaa iyo magaalada caasimadda u ah Ismaamulka Soomaalida Ethiopia ee Jigjiga.

Read More »

Ciidammada nabad ilaalinta Itoobiya oo abaal marin la gudoonsiiyey..

0 Friday June 05, 2015 - 14:59:58
{Radio Shacab} Wasaarada arimaha dibada dalka Itoobiya ayaa shaaca ka qaadey in Qaramada Midoobey ay xukuumadda Addis Ababa ku abaalmarisay bilad sharafeed.

Read More »

Xaafada Islii oo xariga laga jaray qorshe dhalinyarada looga wacyigelinayo xaqjirnimada.

0 Friday June 05, 2015 - 10:36:35
{Radio Shacab} Xaafada Islii oo ka mid ah xaafadaha jaaliyada soomaalida ay ku badantahay caasimada magaalada Nairobi ayaa bulsha weynta waxa ka dhex muuqanayo dadaalo iyo qorshooyinka looga wacyigelinayo dhalinyarada afkaarta kooxaha xagjirnimada.

Read More »

90 qof oo u dhimatay dad qabsaday kaalin shidaal oo ku taalla dalka Ghana.

0 Friday June 05, 2015 - 10:00:46
{Radio Shacab}90 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen magaala madaxda dalka Ghana ka dib markii kaalin shidaalka laga qaato uu qabsaday dab maalintii Arbaca ahayd.

Read More »

Qiimaha Petroolka oo qiimahiisu kor u kacay degaannada Puntland..

0 Thursday June 04, 2015 - 19:34:19
{Radio Shacab} Waxaa 3-dii maalmood ee ugu dambeysay aad loo dareemayaa shidaalka oo qiimahiisu kor u kacay.

Read More »

War-Saxaafadeed: Shirkii Golaha Wasiirada dowladda Puntland oo looga hadlay arrimihii ugu dambeeyay....

0 Thursday June 04, 2015 - 16:51:36
{Radio Shacab} Arrimaha shirka golaha wasiirada looga hadlay waxaa ka mid ahaa:

Read More »

4 qof oo Ku Dhimatay Roobaabkii Xooganaa ee habeen hore Nairobi Ka Da'ay..

0 Thursday June 04, 2015 - 16:33:29
{Radio Shacab}Roobab lixaad leh oo habeenkii Talaadada ka da'ay magaalada caasimadda u ah Kenya ee Nairobi, Saxaafadda dalkaasi ayaa hadal heysa dad dhintay iyo wadooyinkii cusbaa (buundooyinka) oo dhibaatooyin hor leh laga dhaxlay. Dhimashada ayaa ah 4 qof, waxaana ku dhaawacmay afar kale.

Read More »

Buuq iyo sawaxan maanta hareeyay madasha shirka Cadaado

0 Thursday June 04, 2015 - 15:30:59
{Radio Shacab}Shirkii lagu soo dhisayey maamulka Gobollad Dhexe ayaa la soo sheegayaa in uu hareeyay buuq iyo sawaxan isla markaan fowdo ay ka dhacday goobta.

Read More »

5 qof oo maxkamad loo soo taagay weeraradii Jaamacadda Gaarisa.

0 Thursday June 04, 2015 - 15:25:12
{Radio Shacab}5 qof oo shaki laga qabo ayaa maalinimadii Khamiista maxkamad la soo taagay waxaana la sheegay in 5tani qof looga shaki qabo in ay qeyb ka ahaayeen weerarkii Jaamacadda Gaarisa ee 149 qof lagu dilay.

Read More »

Governor-ka Gaarisa oo mamnuucay qandaraasyo la sheegay in lagu bixiyay sharci darro.

0 Thursday June 04, 2015 - 15:00:45
{Radio Shacab}Gudoomiyaha laga soo doorta kanwtiga Gaarisa mudane Nadiif Jaamaca ayaa kaansalay qandaraasyo la sheegay in lagu bixiyay sharci darro seddexdii bilood oo la soo daafay.

Read More »

Dhageyso,barnaamijka Qubanaha radio shacab anteeno

0 Visits: 227 | Wednesday June 03, 2015 - 23:03:47
[radio shacab}waxad ka dhageysatan xarumaha kaladu wan ee radio shacabXafisiika war qabadka radio shacab

Read More »