Wararka

Madaxweynaha Puntland oo Shirka Jihaynta Siyaasadda Puntland Maanta Daah Furay -Sawirro

0 Visits: 37 | Tuesday March 12, 2019 - 13:10:20
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta si rasmiya u furay shirka Jihaynta Siyaasadda Xukuumadda Puntland, kaas oo looga golleeyahay Hay'ado tayaysan iyo adeegyo joogta ah oo shacabka Puntland ay helaan.

Read More »

Ciidamo Soomaali iyo Mareykan Ah oo Xalay Weerar Ku Qaaday Deegaanka Daaru Salaam.

0 Visits: 41 | Tuesday March 12, 2019 - 10:01:22
Ciidamada kumaandooska Soomaaliya oo gacan ka helayay kuwa Mareykan ah ayaa xalay howlgal isugu jiray cir iyo dhul waxa ay ku qaadeen Deegaan lagu Magacaabo Daaru Salama oo katirsan gobolka Shabeelaha Hoose.

Read More »

Al-Shabaab iyo Kooxda Macawiisley oo Ku Dagaalamay Gobolka Shabeellaha Dhexe.

0 Visits: 29 | Tuesday March 12, 2019 - 09:52:52
Kooxda is abaabushay ee la magac baxday Macawisley ayaa xalay weerartay fariisimo ay ururka Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Masaajid Cali Gaduud oo ka tirsan degmada Cadale.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Shir Caalami Ah Uga Qeybgelaya Magaalada Kampala.

0 Visits: 27 | Tuesday March 12, 2019 - 09:44:20
Shir loogaga hadlayo arrimaha dhaqaalaha iyo iskaashiga dalalka qaarada Afrika ayaa maanta ka furmaya caasimada dalka Uganda ee Kampala.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Kheyre oo Kulamo Gooni Gooni Ah Ka Wada Magalada Kismaayo.

0 Visits: 25 | Tuesday March 12, 2019 - 09:36:57
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay ku hoyday Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose halkaas oo uu shalay gaaray, waxaana uu ka wadaa kulamo gooni gooni ah.

Read More »

Madaxweynaha Aljeriya Bouteflika oo Ku Dhawaaqay Go'aan Shacabka Dalkiisa Ku Farxeen.

0 Visits: 24 | Tuesday March 12, 2019 - 09:22:02
Madaxweeynaha Dalka Algeria Cabdicasiis Butafliiqa ayaa tanaasulay inuu tartamo Doorashada dalkaas markii 5aad, kadib markii dalkaasi ay gil gileen banaan baxyo looga soo horjeedo in mar kale uu tartamo.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Galabta Safar Kale oo Dalka Dibadiisa Ah u Baxay.

0 Visits: 33 | Monday March 11, 2019 - 18:46:12
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta u duulay magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda.

Read More »

Sawirro:-Sidee Ra'iisul Wasaare Kheyre Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Kismaayo?

0 Visits: 40 | Monday March 11, 2019 - 17:57:58
Ra"iisul Wasaaraha Somalia Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray si diirana loogu soo dhoweeyey magaalada Kismaayo

Read More »

Guddoomiye Cusub oo Loo Magacaaabay Degmada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

0 Visits: 32 | Monday March 11, 2019 - 17:41:31
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa guddoomiye Cusub loogu Magacaabay degmada Marka oo ah Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose.

Read More »

Warar Cusub oo Ka Soo Kordhay Dayuuradii Burburtay ee Ethiopian Airlines.

0 Visits: 40 | Monday March 11, 2019 - 17:27:21
Baarayaasha burburka diyaaradii Ethiopian Airlines ee ku burburtay duleedka magaalada Addis Ababa shalay ayaa helay sanduuqa madow ee duuba codadka ugu dambeeya ee diyaaradaha.

Read More »

Taliyaha Ciidamada Booliska AMISOM oo Ku Geeriyootay Shilka Ethiopian Airlines.

0 Visits: 36 | Monday March 11, 2019 - 14:48:36
Ku-simihii Taliyaha Booliska ee AMISOM ee Soomaaliya Christine Alalo ayaa la xaqiijiyay in ku geeriyootay Diyaaradii Ethiopian Airlines ee shalay ku burburtay duleedka Magaalada Addis ababa

Read More »

Wasiirka Boostada oo La Kulmay Agaasimaha Guud ee Midowga Boostada Adduunka.

0 Visits: 30 | Monday March 11, 2019 - 14:22:31
Wasiirka iyo Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Guud ee Midowga Boostada Adduunka (UPU), Danjire Bishaar C/raxmaan Xuseen, iyagoo ka wada hadlay qorshaha dib loogu soo nooleynayo boostadii dalka iyo sida labada dhinac ay dib ugu soo celin…

Read More »

Wasiirka Maaliyadda oo Dhagax Dhigay Dhismaha Xarunta ilaalada Canshuuraha -Sawirro

0 Visits: 27 | Monday March 11, 2019 - 13:58:25
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta ciidanka ilaalada canshuuraha ee loo yaqaan (Turubataariyo) isagoo sheegay inay saldhig u tahay hagaajinta hannaanka canshuur qaadista.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Taliyeyaasha Ciidamada Hor Dhigay iney Kala Doortaan 2 Arrimood.

0 Visits: 42 | Monday March 11, 2019 - 13:26:13
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo kuwa degmooyinka, Afarta Taliye Ciidan ee dalka iyo Taliyaasha Saldhigayada Gobalka Banaadir ayaa si kulul ula hadlay, kana dalbaday inay casilaan haddii aysan waxba ka qaban karin amniga Muqdisho.

Read More »

Maxamed Cusmaan Jawaari Oo Ka Hadlay Geerida Wasiirkii Hore ee Dastuurka Somalia.

0 Visits: 32 | Monday March 11, 2019 - 13:10:35
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Sidoo kalena ah Xildhibaan Ka tirsan golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ahaa wasiirkii Dastuurka Soomaaliya oo dhawaan…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Kheyre oo Ka Degey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo.

0 Visits: 29 | Monday March 11, 2019 - 13:04:27
Wafdi uu horkacayo Raisul Wasaaraha xukuumada federaalka Somalia ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose.

Read More »

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Soo Saaray Xeer Lagula Wareegayo Xarumaha Ciidanka Badda.

0 Visits: 41 | Monday March 11, 2019 - 10:35:30
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng, C/raxmaan Cumar Cismaan( Yariisow) ayaa shir jaraa'id uu ku qabtay Magaalada Muqdisho waxa uu amray in laga guuro Xaruntii Ciidamada Badda iyo Guriga taliyihii Ciidanka Badda Soomaaliya oo ku yaalla degmada Cabdul Casiis ee Gobolka Banaadir.

Read More »

Ciidamada Ammaanka Baladweyne oo Ku Raad Jooga Nin Kufsaday Gabar 9-Sano Jir Ah.

0 Visits: 35 | Monday March 11, 2019 - 09:53:58
Booliska Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa baadi goobaya Nin la sheegay inuu Gabar 9 sano jir ah ku kufsaday Magaalada.

Read More »

Ciidamada Dowladda oo Muqdisho Ku Qabtay Nin Soo Xirtay Dharka Dumarka.

0 Visits: 29 | Monday March 11, 2019 - 09:02:31
Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa xalay gacanta ku dhigay nin soo xirtay dharka Dumarka, kaasoo ku sugnaa nawaaxiga Iskuulka Godeey ee degmada Kaaraan.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre oo Ku Waajahan Magaalada Kismaayo Saacadaha Soo Socda.

0 Visits: 37 | Monday March 11, 2019 - 07:53:53
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wafdi oo hogaaminayo ayaa lagu wadaa saacadaha soo socdo in ay gaaraan Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Maamulka Jubaland.

Read More »