Share with your friends via email

Madaxweyne Erdogan oo Hanjabaad Culus Hawada Marsiiyay isaga oo Aad u Careesan.

Madaxweynaha Turkey Reccep Tayyip Erdogan ayaa hanjabaad culus mar kale hawada u marsiiyay milatariga iyo taliska dalka Siiriya kadib weeraro lagu dilay ciidamo katirsan milatariga Turkiga oo ka dhacay gudaha Siiriya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip