Share with your friends via email

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Magacaabay Guddoomiyayaal Degmo oo Cusub.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Guddoomiyeyaal Cusub u Magacaabay degmooyinka Waaberi iyo Shangaani ee Gobolkan Banaadir.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip