Share with your friends via email

Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo La Kulmay Safiirka Mareykanka Donald Yamamoto.

Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Donald Y. Yamamoto, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha Maxkamadda Sarre ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed,iyagoo halkaasi ku yeeshay wadahadal dhinacyo badan taabanayay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip