Share with your friends via email

Guddoomiye Najax" Waxaan Wadnaa Dib u Furista Waddooyinka Ay Go'doomiyeen Nabad-diidka -Sawirro

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada hoose, Ibraahim Aaden Cali (Najax) iyo mas'uuliyiin uu hoggaaminayo,ayaa waxay Saacadihihii lasoo dhaafay kormeer shaqo ku kala bixiyeen degaanka Shalaanbood iyo Tuulooyinka ku xeeran.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip