Share with your friends via email

Maamulka Koonfur Galbeed oo Galmudug Ka Dalbaday Jawaab Deg Deg Ah.

Laba habeen ka hor waxaa deegaanka Dhiin Waris oo 18km dhanka Bari ka xiga Magalada Dhuusamareeb lagu dilay 4 Ruux oo ka Shaqeynayay Goob lagu xanaaneyo Shinida ,isla markaana Malabka looga dhaliyo,kuwaas oo deegaan ahaan kasoo jeeda Koonfur Galbeed

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip