Share with your friends via email

Shiikh Shaakir "Koonfur Galbeed Waa Galmudug, Galmudugna Waa Koonfur Galbeed"

Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa si kulul u beeniyey warar 24-kii saac ee la soo dhaafay qabsaday baraha bulshada iyo warbaahinta Soomaalida oo sheegayey in magaalada Dhuusamareeb laga masaafurinayo dadka ka soo-jeeda beelaha Digil iyo Mirifle.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip