Share with your friends via email

Wararkii ugu Dambeeyey Suuqa Bakaaraha iyo Khasaaraha Ka Dhashay Dabkii Xalay Qabsaday.

Waxaa saaka degan xaalada suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho oo xalay qeybo ka mid ah uu baabi'iyey dab khasaare maaliyadeed geystay oo socday muddo dhowr saacadood ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip