Share with your friends via email

Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo Kulan Laqaatay Musharixiintii La Tartamay -Sawirro

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo taariikhdu tahay 10 January 2019 qado sharf u sameeyey musharixiintii u tartantay xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip