Share with your friends via email

Madaxweyne Siciid Deni oo Shir Guddoomiyay Kulankii ugu Horeeyay ee Golaha Wasiirada.

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Siciid C/llaahi Maxamed Deni ayaa markii u horeyay maanta shir gudoomiyay shirka Golaha Wasiirada Puntland, kaasoo qabsooma toodbaadkiiba maalinta Khamiista.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip