Share with your friends via email

Dowladda Somalia oo Dejinaysa Qorshe Cusub oo Looga Hortagayo Qaraxyada.

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Ducaalle ayaa sheegay iney dejinayaan qorshe cad oo looga hortagayo qaraxyada.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip