Share with your friends via email

Shirka Todobaadlaha Maamulka Gobolka Banaadir oo Looga Dooday Qorshaha 2019'ka -Sawirro

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee Maamulka Gobolka Banaadir oo ku qabsoomay Degmada Yaaqshiid.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip