Dowladda oo Shaacisay Fariimo Loogu Talo Galay Dadka Ka Soo Gudbaya Xuduudaha Dalka (Akhriso)

0
Wednesday March 25, 2020 - 14:41:07 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 37
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda oo Shaacisay Fariimo Loogu Talo Galay Dadka Ka Soo Gudbaya Xuduudaha Dalka (Akhriso)

    Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Buishada ee Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay kusoo jeedisay tallaabooyin ay ku baaqeyso inay qaadaan dadka soo galaya xuduudaha Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Buishada ee Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay kusoo jeedisay tallaabooyin ay ku baaqeyso inay qaadaan dadka soo galaya xuduudaha Soomaaliya.


Qoraal kasoo baxey Wasaaradda Caafimaadka ayaa lagu shaaciyey 7 Qodob oo dadka ku safraya dhulka & Badda kadib markii dhowaan la hakiyay duulimaadyada Caalamiga ah.

Qoraalkan ayaa looga dan leeyahay in lagu xakameeyo xanuunka Coronavirus (COVID-19) ee sida xoogan ugu faafay caalamka, islamarkaana uusan ugu gudbin xubnaha qoyskooda iyo guud ahaan bulshada.

Wasaaradda ayaa dadka soo galay Soomaaliya amartay in marka ay maraan baaritaannadda Caafimaadka ee ka jira meelaha ama goobaha wadanka laga soo galo ee xaduudda ku yaalla.

Waxay sidoo kale dadka fartay inay joogaan guryahooda kana fogaadaan tagida goobaha dadka ku badan yihiin sida suuqyada i.w.m. mudo afar iyo toban beri ah.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA OO DHAMEYSTIRAN:




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip