Madaxweyne Deni iyo Wafdi uu Horkacayo oo Lagu Soo Dhoweeyey Jabuuti -Sawirro

0
Tuesday February 18, 2020 - 18:56:12 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 100
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Deni iyo Wafdi uu Horkacayo oo Lagu Soo Dhoweeyey Jabuuti -Sawirro

    Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaaladda Jabuuti ee Caasimadda dalka Jabuuti.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaaladda Jabuuti ee Caasimadda dalka Jabuuti.


Madaxweyne Deni iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Jabuuti kusoo dhoweeyay, Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Maxamed Cali Xumad, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf, Wasiirka Warfaafinta Jabuuti Ridwaan Cabdullaahi Bahdoon, Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka dabiiciga ah Yoonis Ali Geedi, Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya Ambassador Aadan Xasan Aadan iyo Wakiilka Puntland ee Jabuuti Siciid Mahdi.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa socdaalkiisa ku weheliya Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Maxamed Cabdi Cismaan Majiino, Wasiirka Deegaanka, Beeraha & Isbedelka Cimilada Ismaaciil Diiriye Gama'diid iyo Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland.

Dowladda Jabuuti iyo Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa leh xiriir wadashaqeyn oo ku salaysan dhinacyada Amniga Horumarka iyo Ganacsiga.

Image may contain: 3 people, people standing, suit and outdoor, text that says 'RED SEA AIR'


Image may contain: one or more people, people sitting, living room, table and indoor

Image may contain: one or more people, people standing and suit

Image may contain: 5 people, people standing, suit and outdoor

Image may contain: 3 people, people standing, shoes, sky and outdoor

Image may contain: 4 people, people standing, shoes, suit and outdoor

Image may contain: 1 person, sitting, living room, table and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting and suit

Image may contain: 3 people, people sitting, table, living room and indoor

Image may contain: 1 person, sitting and suit

Image may contain: 1 person, standing and suit

Image may contain: 2 people, people sitting, suit and indoor

Image may contain: 5 people, people standing and suit

Image may contain: car and outdoor

Image may contain: sky, cloud, car and outdoor

Image may contain: 1 person, sitting, suit and indoor



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip