Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug oo 7 Shuruud Ku Xiray Ka Qeyb Galka Doorashada.

0
Saturday January 25, 2020 - 12:22:48 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 63
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug oo 7 Shuruud Ku Xiray Ka Qeyb Galka Doorashada.

    Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug ee xulafada ah ayaa war murtiyeed ay soo saareen waxaa ay kaga hadleen hannaanka doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo sida ay suurta gal ku noqon karto inay ka qeyb galaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug ee xulafada ah ayaa war murtiyeed ay soo saareen waxaa ay kaga hadleen hannaanka doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo sida ay suurta gal ku noqon karto inay ka qeyb galaan.


Musharaxiinta oo kala ah C/raxmaan Odawaa, C/llaahi Wehliye, Kamaal Gutaale iyo Cabdi Dheere ayaa shuruud ku xiray ka qeyb galka doorashada, waxaana ay ku baaqeen in la iska kaashado sidii Galmudug uga dhici laheyd hal doorasho, iyadoo loo howlgalayo in la xaliyo khilaafyada iyo is mari waaga wajiyada kala duwan leh.

Musharaxiinta ayaana War murtiyeed wadajir ah ay soo saareen waxa ay kusoo bandhigeen ilaa lix shuruud ay ku xireen in ay ka qeyb galayaan doorashada Madaxweynaha hadii la fuliyo.

Sidoo kale Musharaxiinta in la sameeyo Guddi cusub oo doorashada ah oo ay ku mideysan yihiin dhammaan dhinacyada kala duwan oo ay doorashada khuseyso, si wada ogol la isla meel dhigo jadwalka iyo habraaca doorasho.

Halkan ka Akhriso Shuruudaha musharaxiinta soo saareen:-




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip