Duqa Magaalada Muqdisho oo Xil Ka Qaadis iyo Magacaabis Sameeyay (Akhriso Wareegto)

0
Sunday January 12, 2020 - 16:47:48 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 64
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duqa Magaalada Muqdisho oo Xil Ka Qaadis iyo Magacaabis Sameeyay (Akhriso Wareegto)

    Guddooomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Magacaabey Agaasimaha waaxda Waxbarashada ee dowlada hoose ee Xamar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddooomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Magacaabey Agaasimaha waaxda Waxbarashada ee dowlada hoose ee Xamar.


Wareegto kasoo baxday Xafiiska Duqa muqdisho ayaa waxaa xilkaaso loogu magacaabay Cabdiraxmaan Cumar Sheikh Nuur, iyada oo uu xilka kala wareegi doono agaasimihii hore ee waaxdaasi Cabdinaasir Rooble Abuukar.

Agaasimaha cusub Mr C/raxmaan Cumar Sheekh Nuur ayaa ka mid ahaa Bahda waxbarashada Muqdisho, isagoo madax ka ahaa Dallada Waxbarashada ee FPENS tan iyo sanadkii 2016.

Si kastaba laba todobaad ka hor ayay aheyd markii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir uu Guddoomiye Cuusb u Magacaabey degmada Cabdul Casiis ee Gobolka Banaadir,kadib markii guddoomiyihii degmadaas ay ku geeriyootey qarixii ka dhex dhacay Xarunta Gobolka Banaadir.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip