Guddoonka Golaha Shacabka oo Magacaabay Guddi Ka Kooban 12 Xildhibaan (Akhriso)

0
Friday December 13, 2019 - 13:03:39 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 78
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoonka Golaha Shacabka oo Magacaabay Guddi Ka Kooban 12 Xildhibaan (Akhriso)

    Baarlamanka Somalia ayaa magacaabay guddi ka kooban 12 xildhibaan oo ka shaqeyn doona gurmadka loo fidinayo shacabka degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose oo uu saameeyey fatahaada webiga Shabelle.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baarlamanka Somalia ayaa magacaabay guddi ka kooban 12 xildhibaan oo ka shaqeyn doona gurmadka loo fidinayo shacabka degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose oo uu saameeyey fatahaada webiga Shabelle.


Daadad ayaa ku fatahay xaafado badan oo ka mid ah degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose, waxaana la sheegay inay kasii dareyso xaalada

Ilaa 200 oo qoys oo deganaa hareeraha webiga Shabeelle ayaa lagu warramayaa inay guryahooda ka barakaceen

Mas’uuliyiinta degaanka ayaa sheegay inay ka digayaan in halis caafimaad ay kasoo socoto fatahaaddan.

Hoos ka akhriso magacyada guddiga gurmadka Afgooye:-




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip