Wasiirka Maaliyadda iyo James Swan oo Ka Hadlay Habeynta iyo Hormarka Maaliyadda Dalka -Sawirro

0
Thursday December 12, 2019 - 17:58:17 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 61
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Maaliyadda iyo James Swan oo Ka Hadlay Habeynta iyo Hormarka Maaliyadda Dalka -Sawirro

    Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalk Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan laqaatay Wakiilka Qamada Midoobe ee Soomaaliya Ambassador James Swan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalk Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan laqaatay Wakiilka Qamada Midoobe ee Soomaaliya Ambassador James Swan.


Wasiir Beyle iyo Ambassador James ayaa kawadahadlay dib u habeynta iyo Hormurka Maaliyadda dalka iyadoo la adeegsanayo Hanaanka SMP4.

"Kulan muhiim ah ayaan maanta X.Wasaaradda Maaliyadda kula yeeshay wakiilka gaar ka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Amb. James Christopher Swan oo aan ka wada hadalnay dib-u-habeynta iyo horumarka Maaliyadda Dalka iyadoo la adeegsanayo hanaanka SMP4 .”

Wasiirka maaliyadda ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay wada shaqaynta iyo taageerada joogtada ah ee ay hay’adaha Qaramada midoobay la garab taagan yihiin Shacabka Soomaaliyeed.

"Waxaan ku faraxsanahay wada shaqeynta iyo taageerada joogtada ah ee hey’ada ha Qaramada Midoobay ay la garab taagan yihiin Shacabka Soomaaliyeed” ayuu yiri wasiirka Maaliyadda Xukuumada Soomaaliya.








Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip