Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya oo La Kulmay Guddoonka Golaha Shuurada Qatar.

0
Wednesday December 11, 2019 - 10:24:29 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 73
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya oo La Kulmay Guddoonka Golaha Shuurada Qatar.

    Guddoomiyaha golaha Aqalka sare ee BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa kulan gaar ah magaalada Dooxa ee Dalka Qatar kula qaatay guddoomiyaha golaha shuurada dowladda Qatar Mudane Axmed Bin Cabdallah Al Maxmuud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha golaha Aqalka sare ee BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa kulan gaar ah magaalada Dooxa ee Dalka Qatar kula qaatay guddoomiyaha golaha shuurada dowladda Qatar Mudane Axmed Bin Cabdallah Al Maxmuud.


Kulanka labada guddoomiye waxay si qoto dheer uga wada hadleen arrimo muhiim u ah labada Baarlamaan, Kaalinta dowladda Qatar ay ka qaadato dib u dhiska Dowladnimo ee dalka Soomaaliyeed, Qadiyadda reer Falastiin iyo sidii Labada Baarlamaan ay u garab istaagi lahaayeen Shacabka dhibaatayaan ee Reer Falastiin.

Labada Guddoomiye waxay isku af garteen in labada Baarlamaan ay yeeshaan xiriir adag iyo wada shaqayn dhow, isla markaasna ay is waydaarsadaan khibradaha sharci dajineed ee labada dhinac.




 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip