Dowladda Federaalka oo Baaq Ka Soo Saartay Colaadaha Ka Soo Cusboonaaday Gobolka Mudug.

0
Sunday December 08, 2019 - 17:38:32 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 61
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Federaalka oo Baaq Ka Soo Saartay Colaadaha Ka Soo Cusboonaaday Gobolka Mudug.

    Dowladda federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa baaq nabadeed ka soo saartay dagaal beeleedka ka soo cusboonaaday gobolka Mudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa baaq nabadeed ka soo saartay dagaal beeleedka ka soo cusboonaaday gobolka Mudug.


Dagaaladan ayaa ka socday maalmihii la soo dhaafay degaano hoos taga magaalada Gaalkacyo.

Maleeshiyooyin ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug oo dagaaladan ku leh ayaa la sheegay iney isku heystaan dhul daaqsiin ah oo ku yaalla goobaha la isku fara saaray.

Dad ka badan 25 qof oo u badan dhinacyada dirirtu u dhexeyso ayaa ku dhintay dagaaladan halka qaar kale oo badana ay ku dhaawacmeen, waxaana fashilmay waan waan ay wadeen waxgarad isku dayay iney nabad dhex dhigaan beelaha walaalaha ah.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip