Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran oo La Kulmay Ergeyga Qaramada Midoobay -Sawirro

0
Thursday December 05, 2019 - 17:12:16 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 63
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran oo La Kulmay Ergeyga Qaramada Midoobay -Sawirro

    Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Sheekh Ahmed iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Madasha ayaa kulan la qaatay Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee James Swan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Sheekh Ahmed iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Madasha ayaa kulan la qaatay Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee James Swan.


Kulankan oo ay sidoo kale goobjoog ka ahaayeen mas’uuliyiin ka tirsan Madasha xisbiyada ayaa waxaa loogaga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen helitaanka doorasho xor iyo xalaal ah oo la isla ogolyahay, wada hadallo dhab ah oo dhexmara saamileyda siyaasadeed oo ay kamid yihiin Maamul Goboleedyada, Xisbiyada, Dowladda, iyo joojinta faro gelinta Ciidanka Ethiopia ee arimaha gudaha Somalia.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa dhawaan sidoo kale la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Amb, Donald Yamamota,isaga oo u gudbiyey in marnaba aysan ogoleyn in dowladda hadda jirta waqti ku darsato,doorashada lagu qabto waqtigeeda.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip