Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xariga Ka Jaray Dayactir Lagu Sameeyay Waddo Muhiim Ah -Sawirro

0
Sunday November 17, 2019 - 18:03:06 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 41
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xariga Ka Jaray Dayactir Lagu Sameeyay Waddo Muhiim Ah -Sawirro

    Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha wadada isku xirta Isgoosyada Siinaay iyo Baar-Ayaan ee degmooyinka Warta-Nabada iyo Yaaqshiid.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha wadada isku xirta Isgoosyada Siinaay iyo Baar-Ayaan ee degmooyinka Warta-Nabada iyo Yaaqshiid.


Laamigan cusub ayaa dib u dhis lagu sameeyay, waxaana dhismahana laamigan iska kaashaday maamulka Gobolka Banaadir , ganacsatada iyo sidoo kale dadka degan hareeraha laamiga iyo xaafadaha ku dhaw dhaw.

Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa kula dardaarmay bulshada Caasimadda kunool iney xoojiyaan ilaalinta nadaafada iyo bilicda wadooyinka, waxa uuna tilmaamay in dhismaha laamiyada sare u qaadeyso bilicda caasimada.

"Waxaan maanta xariga ka jaray dhismaha wadada isku xirta Siinaay iyo Baar-Ayaan ee degmooyinka Warta Nabada iyo Yaaqshiid, waxaan ugu baaqaya bulshada caasimadda in ay muujiyaan doorkooda ku aadan ilaalinta nadaafada iyo bilicda ayuu yiri”Guddoomiye Filish oo ka hadlayay munaasabada xarig ka jarida wadadan.

Wadada isku xirta Isgoysyada Siinaay iyo Baar Ayaan ayaa waxaa ay kamid tahay wadooyinka ugu muhiimsan Caasimadda ee badi bulshada ay isticmaalaan.

Xarig jarka wadadan dib u dhiska lagu sameeyay ayaa kusoo aadeysa xili ay bur bureen qaar kamid ah laamiyadii dhawaan laga dhisay Muqdisho halka laamiyada qaarna ay bucaad badan ka kormeer kadib markii la waayay cid nadiifisa.

Image may contain: 7 people, people smiling, people standing and outdoor


Image may contain: 4 people, people standing and outdoor

Image may contain: 7 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 8 people, people smiling, people standing, crowd and outdoor

Image may contain: 6 people, people standing, crowd and outdoor

Image may contain: 7 people, people standing, wedding and outdoor

Image may contain: 7 people, people standing and outdoor

Image may contain: 8 people, people standing and outdoor

Image may contain: 2 people, people standing, crowd and outdoor

Image may contain: 5 people, people standing and outdoor

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing, crowd and outdoor

Image may contain: 13 people, people smiling, people standing and outdoor



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip