Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Dib ugu Soo Laabtay Magaalada Muqdisho -Sawiro

0
Saturday November 16, 2019 - 17:35:04 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 58
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Dib ugu Soo Laabtay Magaalada Muqdisho -Sawiro

    Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib howlo shaqo oo uu u joogay dalka South Africa halkaas oo uu uga qeyb galay shirka duqa magaalooy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib howlo shaqo oo uu u joogay dalka South Africa halkaas oo uu uga qeyb galay shirka duqa magaalooyinka Caalamka ee Global Parliament of Mayors (GPM).


Duqa Muqdisho mudane Cumar Filish waxaa Airport Aadan Cade si weyn ugu soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir, Guddoomiyaal degmo, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga iyo xubno kale.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish ayaa intii uu ku sugnaa dalka Koofur Afrika waxa uu ka qeybgalay kulan ay isugu yimaadeen madaxda caasimadaha,waxa kale oo uu duqa Muqdisho uu kula kulmay dalka Koofur Afrika jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koofur Afrika.

 

















Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip