Guddiga Maareynta Lacagaha Loogu Deeqay Fatahaada Baladweyne oo La Magacaabay.

0
Saturday November 16, 2019 - 08:54:48 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 40
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga Maareynta Lacagaha Loogu Deeqay Fatahaada Baladweyne oo La Magacaabay.

    Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Guddiga Maareynta Lacagaha loogu deeqay Fatahaada magaalada Baladweyne.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Guddiga Maareynta Lacagaha loogu deeqay Fatahaada magaalada Baladweyne.


Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa lagu magacaabay Guddigan oo ka kooban 15-xubnood, waxaana ay isugu jiraan Ganacsatada Baladweyne iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Guddiga gurmadka maamulka Hirshabeelle.

Guddigan ayaa loogu tala galay in ay maareeyaan lacagaha kala duwan ee loogu deeqay dadka ay saameesay fatahaada magaalada Baladweyne.

Ugu dambeybtii Guddiga ayaa Alle looga baryay inuu u fududeyo shaqada loo idmaday ee la xiriirta Maareynta Deeqaha Lacagta ee Fatahaada.

Wabiga Shabeelle ayaa fatahaad xoogan ku sameeyay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan iyo deegaano kale oo ka tirsan Hirshabeelle, waxaana socdo Gurmad xoogan oo loo soo sameynayo dadkii uu saameeyay Fatahaada Wabiga.

Hoos ka Akhriso Guddiga uu Magacaabay Madaxweyne Waare:-

 






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip