Madaxweyne Siciid Deni oo Qaabilay Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland -Sawirro

0
Thursday November 14, 2019 - 17:43:08 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 48
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siciid Deni oo Qaabilay Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland -Sawirro

    Madaxweynaha Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyadda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland uu maanta doortay Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl oo ay weheliyaan Gudoonka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyadda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland uu maanta doortay Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl oo ay weheliyaan Gudoonka kale ee Baarlamanku.


Madaxweynaha  Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa u hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka, wuxuuna illaahay uga baryey inuu u fududeeyo xilka loo igmaday.

Sidoo kale Madaxweyne ku-xigeenka  Puntland Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo isna qaabilay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Dowladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa ugu hambalyeeyay xilka loo doortay.

Gudoomiyaha cusub ee loo doortay Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa la sheegayaa in uu aad ugu dhaw yahay Madaxweynaha Puntland, waxa uuna Gudoomiyaha cusub horey uga soo shaqeeyay Madaxtooyada Puntland.

Image may contain: 1 person, smiling, standing and indoor


Image may contain: 5 people, people smiling, people sitting, table and indoor

Image may contain: 1 person, smiling, sitting and suit

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 2 people, people smiling, people sitting, beard and indoor

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: 3 people, people sitting and suit

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: 4 people, people sitting, living room, table and indoor



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip