Gudoomiye Maxamed Mursal iyo Wafdi uu Horkacayo oo Lagu Soo Dhoweeyey Jigjiga -Sawirro

0
Wednesday November 13, 2019 - 17:51:11 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 57
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Maxamed Mursal iyo Wafdi uu Horkacayo oo Lagu Soo Dhoweeyey Jigjiga -Sawirro

    Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo maalmahanba ku sugnaa magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga xarunta dowlad degaanka Soomaalida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo maalmahanba ku sugnaa magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga xarunta dowlad degaanka Soomaalida.


Markii ay ka dageen garoonka diyaaradaha Garaad Will-Waal ayaa waxaa si diriiran ugu soo dhaweeyay Afhayeenka Baarlamaanka Dowlad degaanka Soomaalida Cabdi Maxamed Aadan iyo masuuliyiin heer deegaan ah.

Waftiga ayaa mudada ay joogaan Deegaanka waxa ay kulamo la qaadan doonaan masuuliyiinta Xukuumadda Dowlad degaanka Soomaalida oo uu ku jiro madaxweynaha degaanka Mustafa Maxamed Cagjar.

Booqashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka dambeysay ka dib casuumad uu ka helay dhigiisa Itoobiya oo uu kulamo ka soo qaatay magaalada Addis ababa.









Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip