Axmed Madoobe oo Wareegto Ku Magacaabey Madaxweyne Ku-Xigeenada Jubbaland.

0
Tuesday October 22, 2019 - 13:02:46 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 41
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Axmed Madoobe oo Wareegto Ku Magacaabey Madaxweyne Ku-Xigeenada Jubbaland.

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Talaado ah kuna beegan 22 Oktoobar 2019 waxaa uu wareegto ku magacaabey labadiisa kuxigeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Talaado ah kuna beegan 22 Oktoobar 2019 waxaa uu wareegto ku magacaabey labadiisa kuxigeen.


Axmed Madoobe ayaa mar kale u magacaabay xilalka Madaxweyne kuxigeenka Koowaad iyo Labaad Maxamuud Sayid Aadan iyo C/qaadir Xaaji Maxamed Luga Dheere oo horay u ahaa xilkaas.

Dastuurka Jubbaland ayaa dhigaya in Madaxweyne kuxigeenada koowaad iyo labaad uu soo magacaabayo Madaxweynaha Jubbaland, qeybna ka yihiin xubnaha Golaha Fulinta Jubbaland.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha Jubbaland ayaa labada Madaxweyne ku-xigeen u rajeeyay in uu Alle u fududeeyo Waajibaadka xilalka loo idmaday.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista Madaxweyne kuxigeennada Jubbaland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip