Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Cisbitaalka Guud ee Boosaaso iyo Xarunta Gobolka Bari -Sawirro

0
Sunday October 20, 2019 - 16:47:54 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 41
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Cisbitaalka Guud ee Boosaaso iyo Xarunta Gobolka Bari -Sawirro

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeer ku tegey Cisbitaalka Guud ee Boosaaso iyo Xarunta Gobolka Bari. kormeer Madaxweynaha waxaa ku weheliyey qaar ka mid ah Golaha Wasiirada maamulka gobolka, kan degmada, T

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeer ku tegey Cisbitaalka Guud ee Boosaaso iyo Xarunta Gobolka Bari. kormeer Madaxweynaha waxaa ku weheliyey qaar ka mid ah Golaha Wasiirada maamulka gobolka, kan degmada, Taliyaha Qaybta gobolka Bari iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland.


Kormeerka Madaxweynaha ayaa waxaa ka warbixiyey Af-hayeenka Madaxtooyada dowladda Puntland Jaamac Yuusuf Jaamac, Af-hayeenka ayaa waxa uu tilmaamay in komeerka Madaxweynuhu uu ugu kuurgelayey shaqooyinka muhiim ka ah ee labadani xarumood u hayaan Bulshada, gaar ahaan Cisbitaalka guud ee magaalada Boosaaso.

"Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni waxa uu kormeeray Cisbitaalka magaalada Boosaaso, waxa uu kulan laqaatay maamulka Cisbitaalka oo Madaxweynaha usoo gudbiyey warbixin maqal iyo muuqaal ah oo ay kusoo bandhigayeen xaaladihii kala duwanaa ee uu Cisbitaalku soo maray, shaqooyinka uu bulshada u hayo iyo qorsheyaasha u yaalla,

"Madaxweyne Deni intaasi kadib waxa u booqday qaybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay Cisbitaalku, wuxuu arkay shaqada halkaasi ka socota bukaanka jiifa iyo sida shaqqaaluhu ay heegan u yihiin, waxa uu bogaadiyey shaqada adag ee ay mamaulka iyo shaqaaluhu u hayaan bulshada gobolka, Wuxuu Madaxweynuhu sheegay in siyaasaddiisa meel sare uga jirto arrimaha bulshada oo ay qaybta koowaad tahay Caafimaadka,

Sidoo kale Madaxweyne Deni ayaa kormeer ku tegey xarunta gobolka Bari, halkaasi oo uu kula kulmay maamulka gobolka. kormeerada iyo kulamada bulshada gobolka Bari ayaa qayb ka ah isku-duubnida iyo isku xidhnaanshaha shacabka iyo dowladda.

Image may contain: one or more people, people standing, car, wedding and outdoor


Image may contain: 5 people, people smiling

Image may contain: 6 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 1 person, sitting and standing

Image may contain: 3 people

Image may contain: 1 person, standing and indoor

Image may contain: 7 people, people standing and indoor

Image may contain: 8 people, people standing and indoor

Image may contain: 6 people, people standing, tree, shoes and outdoor

Image may contain: one or more people and indoor

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing, people sitting and indoor

Image may contain: 9 people, people smiling, people standing

Image may contain: 6 people, people smiling, people standing and suit

Image may contain: 2 people, indoor

Image may contain: 5 people, people standing

Image may contain: 6 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 4 people, people sitting and indoor



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip