Kulan Ay Yeesheen Guddoonka Labada Aqal oo Loogaga Hadlay Arrimaha Dastuurka -Sawirro

0
Wednesday October 16, 2019 - 18:07:19 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 51
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan Ay Yeesheen Guddoonka Labada Aqal oo Loogaga Hadlay Arrimaha Dastuurka -Sawirro

    Kulanka waxaa goob joog ahaa guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ,guddoomiyaha golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Dalka Mudane Cabdi xaashi cabdullaahi Guddoomiye kuxigeenada koowaad iyo labaad ee Aqalka Sar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulanka waxaa goob joog ahaa guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ,guddoomiyaha golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Dalka Mudane Cabdi xaashi cabdullaahi Guddoomiye kuxigeenada koowaad iyo labaad ee Aqalka Sare iyo sidoo kale xubnaha Guddiga dib u eegista iyo la socodka ee baarlamaanka.


Xubnaha Guddiga ayaa guddoonka baarlamaanka usoo gudbiyay warbixin dhameystiran oo ku saabsan dib u eegista dastuurka dalka iyo habraacii lagu ansixin lahaa.

Xildhibaan Burhaan Aadan Cumar oo ka mid ah xubnaha Guddiga oo la hadlay warbaahinta  ayaa sheegay in Sidoo kale waxyaabaha Kulanka looga hadlay ay ka mid ahaayeen labada golaha gole ee baarlamaanka ay yeeshaan kulan wadajir ah.







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip