Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Sudan oo Waraaqaha Laga Guddoomay -Sawirro

0
Tuesday October 15, 2019 - 18:22:03 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 31
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Sudan oo Waraaqaha Laga Guddoomay -Sawirro

    Danjire Maxamed Isxaaq ibraahim ayaa maanta si ramsi ah Warqadihiisa aqoonsiga Safiirnimo ku wareejiyay Goddoomiyaha Golaha Siyaadada Qaranka Dalka Suudaan Cabdi Fitaax Al- Burhaan, laga bilaabo maanta wixii ka danbeeyana noqonaya Safiirka Dowladda S

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Danjire Maxamed Isxaaq ibraahim ayaa maanta si ramsi ah Warqadihiisa aqoonsiga Safiirnimo ku wareejiyay Goddoomiyaha Golaha Siyaadada Qaranka Dalka Suudaan Cabdi Fitaax Al- Burhaan, laga bilaabo maanta wixii ka danbeeyana noqonaya Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan


Danjire Maxamed Isxaaq Ibraahim markii laga gudoomay warqadihiisa Aqoonsiga u mahadceliyay Guudoomiyaha Golaha Siyaadada Qaranka Dalka Suudaan Cabdi Fitaax Al-Burhaan isagoo sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in uu noqda Safiir buuxa maanta, kana shaqeyn doono Xiirka labada Dal ee soo jireenka ah Shacabka Soomaaliyeedna Abaal badan uhayaan Dowladda Suudaan oo dhan walbo ka taageertay.

Dhanka kale Danjiraha ayaa ka codsaday in si hagar la’aan ah ula shaqeeyaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan ku dhaqan sidii ay isaga kaashan lahaayeen kor ugu qaadi Sharafta qeybaha kala duwan Soomaalida ku dhaqacan Dalka Suudaan mar uu la hadlayay Warbaahinta Qaranka

Aqoonsiga maanta loo Aqoonsaday Safiir Maxamed Isxaaq ayaa waxaa ku wehlinayay Tiro Safiira ah kuwaa oo ka kala socday Wadamada Caalamka Qeybahooda kala Duwan.









Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip