Wasiir Caadle oo Magacaabay Guddiga Madaxa Banaan ee Xaduudaha Maamulka Hirshabeelle.

0
Tuesday October 15, 2019 - 13:52:21 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 45
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Caadle oo Magacaabay Guddiga Madaxa Banaan ee Xaduudaha Maamulka Hirshabeelle.

    Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa lagu magacaabay Guddiga Madaxa Banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa lagu magacaabay Guddiga Madaxa Banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka.


Guddiga uu magacaabay Wasiir Caadle ayaa ka kooban 9-xubnood,isla markaana waxaa ku jiro Xildhibaan ka tirsan Baarlmaanka Hirshabeelle,xubno kale oo laga soo xulay Gobolka Shabeellaha Dhexe,Madaxtooyadda Hirshabeelle,Wasaaradda A/gudaha maamulkaas iyo degmooyin ka tirsan Hirshabeelle.

Sidoo kale Wareegtada ka soo baxday Wasiir Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa Guddiga Madaxa Banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka lagu wargeliyay inay Wakiil ka yihiin dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Xubnaha Guddiga la Magacaabey:-




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip