Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Shabeellaha Hoose oo Gaaray Baydhabo.

0
Sunday October 06, 2019 - 18:41:00 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 51
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Shabeellaha Hoose oo Gaaray Baydhabo.

    Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo Guddomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose Ibrahim Adan Ali Najax oo ay weehlinayeen guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolkaas,kuwaas oo maalmahaan ku sugnaa Magalada Muqdish

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo Guddomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose Ibrahim Adan Ali Najax oo ay weehlinayeen guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolkaas,kuwaas oo maalmahaan ku sugnaa Magalada Muqdisho,iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyey.


Garoonka diyaaradaha Baydhabo wafdiga waxaa kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Bulshada rayidka ,fanaaniin Iyo Mas’uliyiinta kale.

Guddomiyaha Gobolka Shabellaha hoose Ibrahim Adan Ali Najax ayaa ugu horeyn u mahadceliyay Bulshadii iyo Mas’uliyiintii kala duwaneey ee soo dhaweysay,wuxuuna dhanka kale ka hadley u jeedada ay Baydhabo usoo gaareen.

Waxaa uu sheegay in Magalada Baydhabo lagu qaban doono kullan Wadatashi ah oo ay soo qaban qaabisey Wasaaradda Arrimaha Gudaha Loonfur Galbeed oo looga hadli doono xaaladaha deeganada KG oo ay ka soo qeyb gali doonaan Dhammaan maamulada Degmooyinka Koonfur Galbeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip