Wasiirka Waxbarashada Goodax Barre oo Magacaabay Guddiga Tacliinta Sare.

0
Monday September 09, 2019 - 17:25:11 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 30
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Waxbarashada Goodax Barre oo Magacaabay Guddiga Tacliinta Sare.

    Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa magacaabay guddiga ku meel gaar ah oo ka shaqeyn doona Tacliinta Sare, Guddigan ayaa waxuu ka koobanyahay Shan xubnood oo kala ah guddoomiye, ku-xigeen iyo Seddex xubnood.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa magacaabay guddiga ku meel gaar ah oo ka shaqeyn doona Tacliinta Sare, Guddigan ayaa waxuu ka koobanyahay Shan xubnood oo kala ah guddoomiye, ku-xigeen iyo Seddex xubnood.


Hase yeeshee wareegtada ayaan lagu sheegin howlaha ay qaban doonaan lagu magacaabay guddigaas ayaa lagu sheegay in wasiirku uu dib kasoo saar doono habka ay u howlgali doonaan.

Dabayaaqadii Todobaadkii la soo dhaafay ayaa Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre waxaa uu sheegay in Axada wixii ka dambeeya uu dalka yeelan doono taas oo Maanta la Magacaabay.

Sababta keentay in Guddiga la magacabo ayaa Wareegtada lagu xusay inay tahay si loo kobciyo tayada Waxbarashada dalka, loona helo Arday la tartami karta kuwa Caalamka.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista Guddiga KMG ah ee Tacliinta Sare.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip