Liiska Xildhibaanada Cusub ee Baarlamanka Jubbaland oo La Shaaciyey (Akhriso Magacyada)

0
Tuesday August 13, 2019 - 07:22:44 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 34
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liiska Xildhibaanada Cusub ee Baarlamanka Jubbaland oo La Shaaciyey (Akhriso Magacyada)

    Guddiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa Xalay shaaciyay Liiska xubnaha cusub ee Baarlamaanka labaad ee Jubbaland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa Xalay shaaciyay Liiska xubnaha cusub ee Baarlamaanka labaad ee Jubbaland.


Liiska oo ka kooban 73 Xildhibaan ayaa lagu sheegay in muddo 20 cisho ah ay ku mashquulsanaayeen Odayaasha dhaqanka Jubbaland soo xulista xubnaha Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Jubbaland, iyagoo liiska u soo gudbiyay Guddiga doorashooyinka si waafaqsan hannaanka doorashooyinka Jubbaland.

Guddiga Madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka ayaa sheegay in shanta beelood ee hab qeybsiga 4.5 lagu sameeyay xubnaha cusub ee Baarlamaanka labaad ee Jubbaland.

Waa Baarlamaankii labaad uu yeesho  Maamulka Jubbaland tan iyo markii la Aas’aasay,waxaana la filayaa inay Xidhibaannada doortaan Madaxweynaha Cusub ee uu yeelanayo Maamulkaas.

Hoos ka akhriso Magacyada:-







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip