Waqti Dheeraad Ah oo Lagu Daray Diiwaan Galinta Musharaxiinta Madaxweynaha Jubbaland.

0
Saturday July 20, 2019 - 17:22:07 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 31
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waqti Dheeraad Ah oo Lagu Daray Diiwaan Galinta Musharaxiinta Madaxweynaha Jubbaland.

    Guddiga Doorashooyinka ee maamulka Jubbaland ayaa waqti kordhin u sameeyay xiliga diiwaangalinta Musharaxiinta xilka Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo maanta oo sabti ah ku ekeyd.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga Doorashooyinka ee maamulka Jubbaland ayaa waqti kordhin u sameeyay xiliga diiwaangalinta Musharaxiinta xilka Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo maanta oo sabti ah ku ekeyd.


Qoraal kasoo baxay Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa lagu sheegay in xiliga diiwaan galinta Musharaxiinta lagu daray afar maalin oo dheeraad ah si fursad loogu siiyo Musharaxiinta aan wali isdiiwaan galin.

Madaxweynaha maamulka Jubbaland iyo musharaxiin tiro yar ayaa si rasmi ah isku diiwaan galiyay, waxaana Musharaxiinta badankood wali yihiin kuwa aan isdiiwaan galin iyagoona ka walaacsan dhax dhaxaadnimada Guddiga doorashooyinka.

Illaa hada Saddex Musharax oo uu ku jiro Madaxweynaha xilka haya Axmed Madoobe ayaa qaatay warqada diiwaan gelinta Musharaxiinta.

Halkan hoose ka akhriso qoraalka Guddiga soo saaray:-




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip