Golaha Wakiilada Puntland oo Mooshin Ka Gudbiyay Maxkamada Sare ee Puntland.

0
Saturday July 20, 2019 - 17:11:31 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 81
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wakiilada Puntland oo Mooshin Ka Gudbiyay Maxkamada Sare ee Puntland.

    Xildhibaano katirsan Golaha Wakiilada maamul goboleedka Puntland ayaa Gudoonka golahaasi u gudbiyay Mooshin xil ka qaadis ah oo ay ka keeneen Maxkamada sare ee maamulkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaano katirsan Golaha Wakiilada maamul goboleedka Puntland ayaa Gudoonka golahaasi u gudbiyay Mooshin xil ka qaadis ah oo ay ka keeneen Maxkamada sare ee maamulkaasi.


Xildhibaanada mooshinka u gudbiyay Gudoonka Golaha Wakiilada Puntland ayaa ku eedeeyay  Maxkamadda Sare ee Puntland in aysan si cadaalad ah ugu adeegin bulshada ku nool deeganada Maamulkaasi.

Qoraalka Mooshinka ay soo saareen Golaha Wakiilafda Puntland ayey Maxkamada sare ku eedeeyeen in waajibaadkii looga fadhiyay ay gabtay.

Eedeymaha loo soo jeediyay Maxkamada Sare ee Puntland ayaa waxaa kale oo ka mid ahaa in khilaaf muddo dheer uu ka dhex jirey xubnaha Maxkamada Sare ee Puntland taasoo la xalin waayay.

Halkan ka Akhriso Mooshinka Xil ka qaadista:-




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip