Xeer Ilaaliyaha Maamulka Hirshabelle oo Soo Saaray Amar Lagu Xirayo Yuusuf Dabageed.

0
Tuesday June 11, 2019 - 17:15:16 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 52
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xeer Ilaaliyaha Maamulka Hirshabelle oo Soo Saaray Amar Lagu Xirayo Yuusuf Dabageed.

    Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Hirshabelle Cabdulaahi Maxamuud Gacal ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar "Dabageed".

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Hirshabelle Cabdulaahi Maxamuud Gacal ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar "Dabageed".


Qoraal ka soo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha ayaa lagu shaaciyay in loo haysto Yuusuf Dabageed illaa toban dambi oo ay ka mid yihiin ku xadgudub dastuurka Hirshabelle,abaabulid dagaal sokeeye,kutumasho astaan dowlad goboleed iyo mid qarameed iyo qaar kale.

Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed oo dhowaan uu xilkii ka qaaday Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay inuusan aqbalayn xilka qaadista.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip