Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Dib u Furay Wadooyin Ku Xirmay Roobka -Sawirro

0
Friday June 07, 2019 - 11:21:38 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 70
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Dib u Furay Wadooyin Ku Xirmay Roobka -Sawirro

    Kusimaha Madaxweynaha Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa furay dhismaha ku meel gaar ka ah ee dowladdu ku samaysay wadada halbowlaha ah ee isku xirta gobolada dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kusimaha Madaxweynaha Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa furay dhismaha ku meel gaar ka ah ee dowladdu ku samaysay wadada halbowlaha ah ee isku xirta gobolada dalka.


Dhismaha Wadada ayaa la dhamaystiray afar meelood oo wax yeelo xoogle ay soo gaartey, waxayna inta shaqada laga qabtay u dhexeysaa Garoowe, Sin-ujiif iyo Xaaji Khayr ee gobolka Nugaal, iyadoona la fasaxay gaadiid badan oo dhowrkii maalmood ee u danbeeyay halkaasi ku xanibnaa.

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland ayaa ugu horayn waxa uu ammaan iyo mahadnaq u jeediyey Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Roobka oo ku guulaystey 24 sacadood inay ku furaan wadada, Shirkadaha iyo Shacabka ka qayb qaatay.

Sidoo kale Madaxweyne ku-xigeenku waxa uu soo dhoweeyay go’aan ay soo saareen guddigu oo ah in habeenkii gawarida la joojiyo, maadaama wadadu ay ka bur-burtay dhinacyada, taas oo khatar u keeni karta shacabka gawaarida ku safraya, waxaana uu guddiga kula dar-daarmay inay shaqada halkaasi kasii wadaan.

Daahfurka dib u dhiska wadada go’day waxaa Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna kusimaha Madaxweyna Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ku wehelinaayey Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Roobka, maamulka gobolka Nugaal, kan degmada Garoowe.

Image may contain: 2 people, people standing, cloud, sky and outdoor


Image may contain: 8 people, people smiling, people standing, sky, cloud, outdoor and nature

Image may contain: 6 people, people smiling, people standing, sky, cloud and outdoor

Image may contain: 5 people, people standing

Image may contain: 5 people, people standing and outdoor

Image may contain: 6 people, people smiling, people standing, sky, shoes, cloud and outdoor

Image may contain: 5 people, people standing and outdoor

Image may contain: 8 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing, sky and outdoor

Image may contain: one or more people, sky, cloud, outdoor and nature

Image may contain: sky, cloud, outdoor and nature



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip