Guddi Loo Magacaabay Dhamays-Tirka Qorshaha Dayn Cafinta Dalka.

0
Tuesday May 14, 2019 - 08:23:16 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 51
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddi Loo Magacaabay Dhamays-Tirka Qorshaha Dayn Cafinta Dalka.

    Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi cusub oo ka shaqeeya dhamays-tirka qorshaha deyn cafita dalka oo meel gebogebo ah maraya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi cusub oo ka shaqeeya dhamays-tirka qorshaha deyn cafita dalka oo meel gebogebo ah maraya.


Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda ayaa guddoomiye looga dhigay guddiga oo ay xubno ka yihiin wasiirrada Maaliyadda, Boostada, Kalluumaysiga, qorshaynta, dekadaha, wasiiru dowlaha Maaliyadda iyo guddoomiyaha Bangiga dhexe.

Guddiga ayaa labadii todobaadba mar waxa ay yeelanayaan kulan looga hadlayo meesha uu marayo qorshaha dayn cafinta dalka iyo dardar gelintiisa si ugu dambayn dalka daynta looga cafiyo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip