Shirkada Isgaarsiinta Golis oo Ku Wareejisay Maamulka Garowe 3 Dabdemis iyo Booyad -Sawirro

0
Monday May 13, 2019 - 17:57:28 in Wararka by
  • Visits: 79
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkada Isgaarsiinta Golis oo Ku Wareejisay Maamulka Garowe 3 Dabdemis iyo Booyad -Sawirro

    Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb-galay munaasabad ay degmada Garoowe Kula Wareegaysay Sadex Dab-Damis iyo booyad biyo Shirkadda isgaarsiinta ee Golis.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb-galay munaasabad ay degmada Garoowe Kula Wareegaysay Sadex Dab-Damis iyo booyad biyo Shirkadda isgaarsiinta ee Golis.


Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qayb-galay maamulka Gobolka Nugaal, kan degmada Garoowe, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda Puntland, Ganacsato maamulka sare eeshirkadda Golis iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland.

Madaxweyne Deni oo hadal ka jeediyey goobta lagu wareejinayey agabka ayaa ku dheeraaday ahmiyadda ay leeyihiin dab-damiskani iyo iskaashiga dowladda iyo shacabkeeda.

"Dawladdu waa dadka, dadkana inay isku tashadaan waa wax waajib ku ah, hadaysan dabka iska damin oo colaadda iska damin oo gaajada la dagaalamin oo dhibaatooyinka kale ee bini'aadamka ku soo wajahan meel ugu soo wada jeesan, ogaada dad gaar ah wax ma gaarayaan ee bulshadoo dhan ayay gaarayaan, marka in dadku isku tashado oo dowladda oo dadka ka mid ah danaha guud ka shaqayso waa muhiim". ayuu yiri Madaxweynaha Puntland

Sidoo kale Madaxweyenaha Puntland ayaa shirkadaha kala duwan ee Puntland ka howl gala ku booriyay inay xoojiyaan adeegyada ay ku horumarinayaan bulshadooda.

Ugu dambayn, Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in dhowaan lasoo bandhigi doono qorshe dowladdeed oo ku aadan dhinaca horumarinta, kaas oo in muddo ah laga shaqaynaayey, isla markaana arrimo badan lagu iftiimin doono.

Image may contain: 4 people, people smiling, outdoor


Image may contain: one or more people, sky and outdoor

Image may contain: 7 people, people smiling, people standing, suit and outdoor

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 4 people, people smiling

Image may contain: 4 people, people standing

Image may contain: 7 people, people standing and outdoor

Image may contain: 7 people, people smiling, people standing

Image may contain: 2 people, beard

Image may contain: 1 person

Image may contain: 1 person, smiling

Image may contain: 1 person

Image may contain: 1 person, phone

Image may contain: 2 people

Image may contain: 11 people, people smiling, people standing and outdoor



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip