Madaxweynaha Puntland Abaal Marino Guddoonsiiyey Madaxweyneyaasha KGS iyo Hirshabeelle -Sawirro

0
Monday May 13, 2019 - 14:35:00 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 93
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Puntland Abaal Marino Guddoonsiiyey Madaxweyneyaasha KGS iyo Hirshabeelle -Sawirro

    Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Abaal Marino iyo hadiyado dhiirigelina Guddoonsiiyey Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Xasan Laftagareen, Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Wasiirada Maamulladaasi ee qay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Abaal Marino iyo hadiyado dhiirigelina Guddoonsiiyey Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Xasan Laftagareen, Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Wasiirada Maamulladaasi ee qaybta ka ahaa madaxdii Soomaaliyeed ee shirka wada-tashiga caasimadda Puntland ee Garoowe kaga qaybgashay.


Sidoo kale Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa dhankiisa abaalmarino dhiirigelina guddoonsiiyey Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland, kuwaasi oo si hagar la'aan ah ula shaqeeyey isaga iyo weftigiisa muddadii ay Garoowe ku sugnayeen.

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa weftiga labada Madaxweyne ku bogaadiyey shaqooyinka muhiim ka ah ee ay u hayaan shacabkooda, Isla markaana waxa ay hoosta ka xariiqeen in Puntland diyaar u tahay iskaashi iyo xiriir dhaxalgal ah oo sadexgeesood ah, kaasi oo dhexmara Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Puntland.

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and suit


Image may contain: 1 person, standing, suit and indoor

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing

Image may contain: 2 people, people standing and suit

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and suit

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing, suit and indoor

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing, suit and indoor

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing, suit and indoor

Image may contain: 4 people, people standing and suit

Image may contain: 2 people, people smiling

Image may contain: 1 person, standing, suit and indoor

Image may contain: 14 people, people smiling, people standing and suit

Image may contain: 20 people, people smiling, people standing and suit



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip