Shir Looga Hadlaayo Dhibaatooyinka Musuqa iyo horumarinta Hufnaanta Maamulka Bulshadda oo Muqdisho Ka Furmay -Sawirro

0
Tuesday April 16, 2019 - 18:17:52 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 158
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir Looga Hadlaayo Dhibaatooyinka Musuqa iyo horumarinta Hufnaanta Maamulka Bulshadda oo Muqdisho Ka Furmay -Sawirro

    Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta soo qaban qaabisay shirkaan dood Cilmiyeedka wada-tashigga ah, kaasi oo looga hadlayey Dhibaatooyinka Musuqa iyo horumarinta hufnaanta Maamulka Bulshadda, waxaana ka qeyb g

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta soo qaban qaabisay shirkaan dood Cilmiyeedka wada-tashigga ah, kaasi oo looga hadlayey Dhibaatooyinka Musuqa iyo horumarinta hufnaanta Maamulka Bulshadda, waxaana ka qeyb galay Xubno ka socday Ururada dhalinyaradda dalka ka jira iyo xubno ka socday jaamcadaha.


Shirkaan ayaa socon doona muddo labo maalin ah, iyadoo diiradda  lagu saari doono dhibatooyinka Musuqa  uu ku hayo bulshadda iyo sida looga hor-tagi karo.

Dr Ismaaciil Jimcaale Calisoow Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Cadaalada XFS ayaa sharaxay dhibatooyinka Musuq iyo sida dhalinyarada uga qeyb qaadan karaan ka hor-tadga Masuqa.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji   oo daah-furay shirkaasi ayaa sheegay in dalka mustaqbalkiisa uu gacanta ugu jiro dhalinyaradda, taasina looga baahan yahay in aragtiyo wanaagsan ay ka soo saaraan shirkaaan.

Shirkaan ayaa maalinta berri ah lagu soo gabo-gabeyn doona magaaladda Muqdisho,  iyaddoo laga soo saari doono qodobo ku saabsan  horumarinta hufnaanta Bulshadda iyo ka hor-tagga masuqa.













Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip