Dowladda oo Xaqiijisay Duqeyn Lagu Dilay Hoggaamiye Kuxigeenkii Daacish-ta Soomaaliya.

0
Monday April 15, 2019 - 09:55:01 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 60
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda oo Xaqiijisay Duqeyn Lagu Dilay Hoggaamiye Kuxigeenkii Daacish-ta Soomaaliya.

    War-saxaafadeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War-saxaafadeed


Hawlgal ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda Maraykanka ayaa lagu dilay horjooge ka tirsan Daacish.

Hawlgalkan oo ahaa duqeyn ayaa ka dhacay deegaan lagu magacaabo xiriirro oo ka tirsan degmada Isku shuban ee gobolka Bari.

Hawlgalka oo dhacay 14-kii aprill ayaa ahaa mid ka mid ah dedaalada lagu wiiqayo awoodda Argagixisada laguna badbaadinayo Shacabka

Ciidanka Qaranka iyo saaxiibadooda Caalamiga ah waxay u taagan yihiin in aanay ka helin Soomaaliya gabbaad ay ku nastaan Cadawgu.

Dawladda Soomaaliya ayaa mudooyinkii dambe dar-dargalisay Dagaalka ka dhanka ah Alshabaab iyo Daacish, iyada oo Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay howlgallo ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.

-Dhammaad-




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip