Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Dib ugu Laabtay Magaalada Baydhabo -Sawirro

0
Sunday February 10, 2019 - 08:17:04 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 96
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Dib ugu Laabtay Magaalada Baydhabo -Sawirro

    Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Mudane C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Maamulkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Mudane C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Maamulkaasi.


Madaxweyne lafta gareen ayaa maalmihii u danbeeyay safar shaqo u joogay magaalada Muqdisho,waxaana intii uu ku sugnaa Muqdisho uu la kulmay madaxda Dowladda Federaalka oo ugu horeeyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre.

Wuxuuna madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ku sheegay muhiimada safarkiisii sidii la isugu furi lahaa deegaanada Maamulka Koonfur galbeed loogana xoreyn lahaa kooxda argagixisada Al-Shabaab.

Ciidamada Xoogga dalka ayaa wada qorshe la isugu furayo wadooyinka deegaanada Koonfur Galbeed,kuwaasi oo ay argagixisada ku dhibaateeyaan dadka shacabka ah ee ku safraya.













Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip