Taliyaha C X D oo Garoonka Diyaaraha Ka Sagootiyay Saraakiil Dalka Dibadiisa Tababar Loogu Qaaday -SAWIRRO

0
Saturday January 12, 2019 - 13:20:39 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 82
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha C X D oo Garoonka Diyaaraha Ka Sagootiyay Saraakiil Dalka Dibadiisa Tababar Loogu Qaaday -SAWIRRO

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ka Sagootiyay Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno Tababar kusoo qaadanayo Dalka Dibadiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ka Sagootiyay Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno Tababar kusoo qaadanayo Dalka Dibadiisa.

 

Saraakiishaan iyo Askartaan ayaa in muddo ah tababaro kala duwan ku qaatay Gudaha Magaalada Muqdisho.

Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe Taliyaha.Ciidanka Xoogga Dalka oo warbaahinta kula hadlay Gudaha Garoonka Diyaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay Saraakiishaan.iyo Askartaan ay soo qaadanayaan Tababar qaas ah oo dhanka ciidamada la xiriirta.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe  ayaa u mahadceliyay Dowladaha  Soomaaliya ka taageera dhanka Tababarada Ciidamada Soomaaliya.










Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip