R'W Khayre oo Magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka (Akhriso)

0
Thursday January 10, 2019 - 21:59:19 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 53
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    R'W Khayre oo Magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka (Akhriso)

    Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo soo celinta Hantida Qaranka, kaddib wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo soo celinta Hantida Qaranka, kaddib wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa.


Guddiga Badbaadinta iyo soo celinta Hantida Qaran ayaa ka kooban 11 xubnood  oo isugu jira 8 Wasiir, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Hanti Dhowraha Guud iyo Xeer Ilaaliyaha Qaranka.

Guddigan ayaa la faray in la joojiyay bixinta iyo iibinta dhulalka dowladda, in aan la oran karin in laga maarmay dhul dowladeed, isla markaana hey’addii ka maaranta dhul dowladeed ay keento Golaha Wasiirada.

Sidoo kale waxaa la faray in aan la kireyn karin dhul dowladeed, iyadoo aan loo marin habraaca sharciga iyo in aan Gaadiidka dowladda la wareejin karin.

Halkan hoose ka akhriso wareegtada:-






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip