Madaweynaha Cusub ee Puntland oo Amar Deg Deg Ah Soo Saaray (Akhriso)

0
Tuesday January 08, 2019 - 17:11:37 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 110
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaweynaha Cusub ee Puntland oo Amar Deg Deg Ah Soo Saaray (Akhriso)

    Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xannibaad ku soo rogay dhammaan Kharashaadka dowladda ee ku kaydsan bankiga dhexe iyo xisaabaadka ay dowladda Puntland ku leedahay xawaaladaha gaarka loo leeyahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xannibaad ku soo rogay dhammaan Kharashaadka dowladda ee ku kaydsan bankiga dhexe iyo xisaabaadka ay dowladda Puntland ku leedahay xawaaladaha gaarka loo leeyahay.


Qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweynaha oo lagu socod-siiyay wasaaradda maaliyadda,bangiga dhexe ee dowladda,xisaabiyaha guud ee Puntland iyo  xawaaladaha gaarka loo leeyahay, ayaa lagu amray in aan wax kharash ah laga saari karin, dhammaan akoonada dowladda laga bilaabo Talaadada maanta ah.

Halkan hoose ka aqriso Wareegtada lagu mamnuucay kharashaadka Puntland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip