Golaha Aqalka Sare oo Ka Hadlay Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland.

0
Friday January 04, 2019 - 12:32:38 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 47
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Aqalka Sare oo Ka Hadlay Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland.

    Guddoomiyaha Aqalka sare ee Dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane, Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa u hambalyeeyay C/kariin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane, Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa u hambalyeeyay C/kariin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland.


Mudane, Cabdi Xaashi, ayaa Guddoomiyaha cusub u rajeeyay guul, wuxuuna Alle uga baryay inuu xilkiisa ku dhammaysto wanaag, isagoo ugu baaqay inuu ka shaqeeyo sidii uu isugu dumi lahaa Dadka uu matalo.

Cabdixakiim Maxamed Axmed (dhoobo Daarood) ayaa helay Codka 43 kamid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland, halka Cabdi Jamaal uu helay 23 Cod, waxaana sidaas Kursiga Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Puntland ugu guuleystay Dhoobo Daarood oo Hoggaaminaya Baarlamaanka Puntland 5 Sanno ee soo Socota.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip