Hay'adda Xaquuqul insaanka Oo Dalbatay In La Baaro Dadkii AMISOM Ku Dileen Muqdisho.

0
Thursday November 08, 2018 - 09:25:49 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 38
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hay'adda Xaquuqul insaanka Oo Dalbatay In La Baaro Dadkii AMISOM Ku Dileen Muqdisho.

    Hay'adda xaquuqul insaanka ee Amnesty International oo ku baaqday in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo dad rayid ah oo dhawaan ciidamada AMISOM ay ku dileen gudaha magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda xaquuqul insaanka ee Amnesty International oo ku baaqday in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo dad rayid ah oo dhawaan ciidamada AMISOM ay ku dileen gudaha magaalada Muqdisho.

Ddaka AMISOM ay dishay ayaa gaarayay ilaa 4 Ruux,waxana xilliga la dilayay dadka Shacabka ah kolonyo ay la socdeen Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi qarax Miino lagula eegtay Isgoyska Ex-Koontorool Balcad ee Magalada Muqdisho.

Hay’adda xaquuqul insaanka ee Amnesty International ayaa sheegtay in kiiskaas dilka ah uu yahay mid ka baxsan xaquuqda Aadanaha,isla markaana u baahan sida ay ku dhacday  in baaritaan lagu sameeyo.
 
Dhacdadaas AMISOM ku dishay dadka rayidka ah ayaa waxaa ka hala hadlay AMISOM,Dowladda Soomaaliya iyo Ehelada dadkii la dilay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip